Kenya, 3.3-milyanoo Caruur Oo Sanadkan Ku Biirtay Iskuulada...
Wasaaradda waxbarashada ee dalka kenya ayaa sheegtay in intii u dhexeysay 2012-kii ilaa iyo 2017-kii carruur ay tiradoodu gaareysa 3.3 milyan ay ku biireen xarumaha tacliinta ee wadanka kenya.
Sannadkii 2012-kii tiradaasi ayaa ahay 2.7 milyan oo carruur ah.
Xoghayaha wasaaradda waxbarashada ee dalka kenya
Dr. Belio Kipsang ayaa sheegay in sido kale ay korortay tirada macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada hoose dhexe gaar ahaan fasalada ugu hooseeya ee loo yaqaano (ECDE) .
Waxay horay ahayd 80,526 halka sannadkii tagay lagu sheegay 106,930 oo macalimiin ah.
Guud ahaan in ka badan boqolkiba 80 ee barayaasha wax ka dhiga fasalada loo yaqaano Naasariga ayaa hadda leh tababaro ay wax ugu dhigi karaan ardayda.

Comments
Post a Comment